-
Published On: Sun, Apr 24th, 2011

Tacsi Gerrida Marxuuma Cismaan Geelle ArabINAA ILLAAHI WA INNAA ILLAAHI RAAJUCUUN

Smiley face
Share This
Tags

Tafaftiraha Shebekada Araweelonews Carraale M. jama, maamulka iyo hawlwadeenada shebekadu  waxay tacsi  u diraysaa qoyskii, qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxay Marxuum Cismaan Geele arab , waxayna Illaahay uga baryayaan

inuu janadii ka waraabiyo marxuumka. Aamiin Aamiin Aamiin.
INAA ILLAAHI WA INNAA ILLAAHI RAAJUCUUN
Gudidda Koormeerka Maxaabista Jeelasha

1 Gudoomiyah Gudidda Prof.  cabdilahi Jaamac
2 Gudomiye ku xigenka fadxiya Baaruud cali
3 xog hayaha maxmed wali
4 Faysal Dahir Camud
5 Abdi raxmaan Aadan sh Haaruun
6 Luul Xasaan Mataan
7 cabdilaahi xaji jaamac
Dhmaan waxay tacsi  u diraysaa qoyskii, qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxay marxuum Marxuum Cismaan Geelle Arab oo ku geeriyooday 24 April dalka Djibouti, isla markaana   ahaa Ganacsade Wayn oo ka mid ahaa Ganacsatada Jamhuuriyada Jabuuti iyo Somaliland , waxayna Illaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>