Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa
Qoyskii, Eheladii & Asxaabtii uu ka Geeriyooday MARXUUM AXMED CARTE JAAMAC oo ku Geeriyooday Dalka Januuti.Madaxwaynuhu wuxu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyski iyo Eheladii uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin
INAA ILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN