Madaxweynaha JSL ,Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii iyo Asxaabtii
u ka baxay ALLE haw naxariistee MARXUUM MUJAAHID CALI ISMAACIIL XAASHI ( CALI HAYAAN ) oo Maanta ku Geeriyooday Magaada Burco.NARXUUM MUJAAHID CALI ISMAACIIL XAASHI ( CALI HAYAAN ) oo ka mid ahaa Saraakiishi Militeri ee SNM, Intii Danbana ka mid ahaa Saraakiishii sida wayn uga Shaqeeyey Nabada Wuxuu Madaxweynuhu ILAAHAY uga baryayaa inuu Naxaristii janno ka waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo
INAAA ILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.