Madaxweyne Siilaanyo oo la kulmayDNOHargeysa(Araweelo News Network)Wefdi ka socda Shirkadda Baadhista Shidaalka ee DNO oo ay xukuumadda Somaliland hore heshiis ula gashay ayaa booqasho gaaban ku yimi Somaliland

maanta.Wasiirka Macdanta Dr. Xuseen, Arrimaha Debeda Dr. Biixi Wasiir ku xigeenka Madaxtooyada Abees Iyo Masuuliyiinta Shirkadda DNO

Wefdiga ka socday shirkaddaa ayaa kulan qasriga Madaxtooyadda kula yeeshay Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Wasiiradda Macdanta Dr. Xuseen Cabdi Ducaale iyo Wasiirka Arrimaha debeda Somaliland Dr. Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiir ku xigeenka Madaxtooyadda Maxamed Muuse Abees.

Wasiiradda Macdanta iyo Arrimaha Debeda Somaliland oo ka waramay ujeedada socdaalka wefdigaa.
Halkan ka Dhegeyso Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *