Hargeysa(Araweelo News Network)Wefdi ka socda Shirkadda Baadhista Shidaalka ee DNO oo ay xukuumadda Somaliland hore heshiis ula gashay ayaa booqasho gaaban ku yimi Somaliland
Wefdiga ka socday shirkaddaa ayaa kulan qasriga Madaxtooyadda kula yeeshay Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Wasiiradda Macdanta Dr. Xuseen Cabdi Ducaale iyo Wasiirka Arrimaha debeda Somaliland Dr. Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiir ku xigeenka Madaxtooyadda Maxamed Muuse Abees.
Wasiiradda Macdanta iyo Arrimaha Debeda Somaliland oo ka waramay ujeedada socdaalka wefdigaa.
Halkan ka Dhegeyso Riix

