Date archive forFebruary, 2014
By info On Friday, February 28th, 2014
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Socod Ku Maray Shaaracyada Hargeysa Kadib Salaadii Jimcaha Oo Uu Dadweynaha La Tukaday

  Hargeysa(Araweelo News Network)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa u salaadii Jimcaha  si kedisa kula tukaday Kumanaan ka mid ah Shacbi weynaha Reer Somaliland ee  More...

By info On Thursday, February 27th, 2014
0 Comments

Al-shabaab Oo Sheegatay Qarax Lala Beegsaday Meel Aan Ka Fogayn Dhismaha Xarunta Sirdoonka Somalia

Muqdisho(Araweelo News Network)Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay qarax maanta lala beegsaday huteel u dhow xarunta sirdoonka ee dawlada Somalia ee Muqdisho, kaas oo ay ku dhinteen  More...

By info On Thursday, February 27th, 2014
0 Comments

Prof. Dimitry Oo Ka Mid Ah Aqoonyahanka Dunida Oo Sheegay in Dahabshiil yahay addeeeg caalami ah Oo Aad u Horumarsan Marka loo Eeggo Western Union

Spain(Araweelo News Network) Prof. Dimitry ignaat oo ah aqoonyahan caan ah oo u Dhashay Dalka Ruushka ayaa amaanay Nidaamka shirkadda Dahashiil Group oo uu ku tilmaamay inuu yahay  More...

By info On Thursday, February 27th, 2014
0 Comments

Sadex-xagalka Istiraatiijiyadda Cusub Ee Al-Qaida Somalia, Gasiirada Carabta Iyo Galbeedka Afrika , By Arraale M. Jama

Kooxaha ka dagaalama Somalia ee Al-shabaab oo hore loola  xidhiiddhin jiray Urur weynaha Al-Qaida ayaa dhowaan si cad u sheegay inay la midoobeen Ururkaa.  Dhawaaqa kooxda Al-shabaab ayaa  More...

By info On Wednesday, February 26th, 2014
0 Comments

Ruushka Oo Ciiddamo U Diraya Ukraine Iyo Maraykanka Oo Hanjabaad Kaga Jawaabay

Kiev(Araweelo News Network)Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amar ku bixiyay in 150,000 ciidamadiisa ah loo diro dalka Ukraine, waxaana  More...

By info On Tuesday, February 25th, 2014
0 Comments

Somalia Oo Ku Siqay Dhabaha Ay Caanka Ku Noqotay Ee Collaaddaha,Ciidamadda Ethiopia Oo Bedelay Jawiga, Abaabulka Gulufka Al-shabaab Iyo Xukuumadda Sii Siqiiray: Warbixin

Muqdisho(Araweelo News Network) Somalia ayaa u muuqata in ay dib ugu laabanay dhabihii ay caanka ku noqotay ee collaaddaha iyo dagaaladda, kaas oo beesha caalamku dedaal dheer u gashay sidii looga  More...

By info On Tuesday, February 25th, 2014
0 Comments

Ukriane Oo Xiisad Siyaasadeed Ka Abuurtay Dalalka Maraykanka, Midawga Yurub Iyo Ruushka Iyo Sarkaal Xukuumaddii Hore Ah Oo La Dillay

Kiev(Araweelo News Network)Xiisad siyaasadeed ayaa ka aloosan dalka Ukriane. Kadib xukunka laga tuuray Madaxweynihii dalkaa, taas oo sababtay inuu ka baxsado qasriga Madaxtooyada markii Baarlamaanka dalkaasi xilka More...

By info On Tuesday, February 25th, 2014
0 Comments

Xusuustayda Maalintii Dhagax-tuurka Iyo Maansaddii Hargeysi Ma Toostay. Eng. Mohamed Ali Muse

Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shac abka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba.Waxaan walaalayaal Allaha awoodda leh ka baryayaa ,inuu dhammaanteenba More...

By info On Monday, February 24th, 2014
0 Comments

Ma Dhabaa In ay Isku Biirayaan Labada Xisbi Mucaarad UCID iyo WADDNI

Ma dhabaa inay isku biirayaan labada Xisbi Mucaarad ee ka jira  Somaliland UCID iyo WADDNI ee ay kala hogaaminayaan Jamaal Cali Xuseen Iyo C/Raxmaan Cirro,markii ay loodin kari waayeen  More...

By info On Monday, February 24th, 2014
0 Comments

Raysal Wasaarihii Xukuumadda Milateriga Ee Masar Oo Is Casishay

Qahira (Araweelo News Network)XukuumddamilaterigaMasar ee Ra’iisalwasaaraha ku meel gaadhka ah Hazem el-Beblawi ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in xukumaddiisu ay xilka ka degtay. Sidaana waxa uu ka  More...