http://arraweelo.com/wp-content/uploads/2014/02/ciidamo-Ethiopian-ah-300x185.jpgMuqdisho(Araweelo News Network) Somalia ayaa u muuqata in ay dib ugu laabanay dhabihii ay caanka ku noqotay ee collaaddaha iyo dagaaladda, kaas oo beesha caalamku dedaal dheer u gashay sidii looga

 

soo jiiddi lahaa in kabadan labaatan sanadood oo colaaddo iyo dagaalo ka aloosnayeen, isla markana loogu soo dabaali lahaa nabad iyo xasilooni ee looga yagleeli lahaa nidaam dawladeed oo cagihiisa isku taaga.
Hase yeeshee Xukuumadda Xasan Sheekh oo ahayd rajadii ugu danbaysay ee beesha Caalamka, isla markaana taageero ka helaysa ciidamada shisheeye ee  ku sugan halkaa iyo taageerada dhaqaale ee beesha caalamka ayaa ku guuldaraystay in ay soo celiso nidaamkii iyo kala danbayntii oo ay gacanta ku dhigto maamulka dalka, isla markaana meesha ka saarto kooxda Al-shabaab ee kasoo horjeeda oo dagaal kula jira dawlada Somalia iyo ciidamada taageeraya ee shisheeye.

Warbixin Carraaale M. Jama
halkan ka akhri warbixintaa oo dhamaystiran. Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *