Dimitry ignaatSpain(Araweelo News Network) Prof. Dimitry ignaat oo ah aqoonyahan caan ah oo u Dhashay Dalka Ruushka ayaa amaanay Nidaamka shirkadda Dahashiil Group oo uu ku tilmaamay inuu yahay

Albaabka nidaamka maalgelinta Somaliland.
“Waxaan rumaysanahay in ay lagama maarmaan tahay in la xaqiijiyo waxa dhabta ah, wuxuuna tusaale usoo qaatay Dahabshiil oo uu ku tilmaamay mid hormood u ah fikradda samaynta Albaabka leh nidaam maalgelinta Somaliland.” Ayuu yidhi Prof. Dimitry oo qoraal kooban ku qoray bogga shirkadda caanka ah ee openxrptalk.com oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn dunida ee lacagaha laysugu diro.

Prof. Dimitry ignaat, waxa uu sheegay in Dahabshiil yahay addeeeg caalami ah oo aad u horumarsan oo casri ah, marka loo eeggo Western Union,  isla markaana aan qaali ahayn, isagoo yidhi, “Kani (Dahabshiil), waa addeeg iyo xataa mid  ka sii horumarsan  Western Union, mana aha mid  sidaas u qaali ah sida Western Union, isla markaana aad uga caalamisan Western Union.” Ayuu yidhi Prof. Dimitry oo mar wax ka dhigi jiray Jaamacadda Abaarso Tech University, wuxuuna waqtigan ka mid yahay madaxda shirkadda caanka ah ee Sumsung INC.

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *