Hoggaamiyeyaasha Mucaaradku ha Kordhiyaan Aqoontooda Diplomaasiyadeed. By Muxsin A.Ahmed
Ugu horayn waxa tixgelin iyo qadarin leh masuuliyiinta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ka socday ee heshiiska dhaxal-galka ah ka soo hooyay wadahadalkii wejigii shanaad ee ku qabsoomay dalka Turkiga,