Date archive forDecember, 2013
By Arraale M. Jaama On Tuesday, December 31st, 2013
0 Comments

Somaliland: Mashruuca Cusub Ee Tiens Group Oo Noqday Qalinshubatadii Jiif Oo Jaq Iyo Kumanaan Dhalinyaro Ah Oo U Af-duubaan

Tiens Group waa mashrcuuc si xawli ah uga socda magaalooyinka Somaliland oo dhan, wuxuuna hada af-faafka uga galay kumaan qoys oo reer Somaliland ah iyo kumaan dhalinyao ah, kuwaas oo si caadifadaysan  More...

By info On Tuesday, December 31st, 2013
0 Comments

Dawlada Ethiopia Oo Sharci U Samaysay Ardayda Somaliland Ee Waxbarashada U jooga Dalkeeda

Addis Abba(Arraweelo News)Dawladda Itoobiya ayaa ogolaatay in Ardayda reer Somaliland ee wax ka barta dalkeeda ay siiso sharci u ogolaanaya in ay waxkabartaan, kaas oo noqonaya ciqaamado waxbarasho oo  More...

By info On Monday, December 30th, 2013
0 Comments

Wasiirka Madaxtooyadda Wado Laami Ah Oo Markii U Horaysay Wajaale Yeelato Iyo Dhamaystirka Wadada Kala-baydh Oo La Qorsheeyay

Hargeysa(Araweelo News Network)Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wasiirka  More...

By info On Monday, December 30th, 2013
0 Comments

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Diiday Inay Kalsooni Siiyaan Xubin Ka Mid Ah Gudida Cadaaladda Oo La Horgeeyay

Hargeysa(Araweelo News Network)Golaha wakiilada oo la horgeeyay maanta Laba xubnood oo ka mid noqonaya gudida Cadaaladda si ay ugu codeeyaan ayaa diiday in ay kalsooni siiyaan mid ka mid ah  More...

By info On Monday, December 30th, 2013
0 Comments

Carqaladaha Hortaagan Ka Faa’idaysiga Khayraadka Dalka Somaliland, W/Q Maxamed Muse

Maalmahan u danbeeyay waxa jirtay  in meelaha qaar lagaga hadlayay  khayraadka dalka sida Macdanta iyo shidaalka, taas oo u badnayd eedaymo ay ka mid yihiin, Dalka Khayraadkiisa waa la boobayaa,  More...

By info On Sunday, December 29th, 2013
0 Comments

Shirkad Sahaminta Iyo Qodista Biyaha Ah Oo Ay Ikhtiraaceen Dhalinyaro Somaliland Ah

Hargeysa(Arraweelo News) Agaasimaha guud ee Wasaaradda khayraadka Biyaha Somaliland, Cabdirisaaq Jaamac Nuur, ayaa maanta xadhiga ka jaray shirkadda HORN DRILLING COMPANY, ayaa ah shirkad ka shaqeynaysa  More...

By info On Sunday, December 29th, 2013
0 Comments

Tacsi Madaxweyne IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed  More...

By info On Sunday, December 29th, 2013
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dhalinyarada Dadka Laga Tirada Badanyahay Maxay Ka Wada Hadleen

Hargeysa(Arraweelo News)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhalin yarada gabooye oo ay hogaaminayeen  More...

By info On Sunday, December 29th, 2013
0 Comments

Shacbiga Somaliland Ha Ka Fogaadaan In Ay Ku Guuraan Rag Baasasooro Sita Oo Caruurtooda Debeda Geystaan, W/Q Moxammad-Amiin Jaamac

Muwaadin, waad la socotaa hawl galadi kala duwanaa iyo marxaladihi kala duwanaa ee dalka loo soo maray  dib u xoreyntiisa,halgankii dheeraa ee dad iyo duunyoba lagu waayey burburkii iyo qixi ka dib,wixii dhacay More...

By info On Sunday, December 29th, 2013
0 Comments

Shirgudoonka Wakiiladda Somaliland Oo Si Wadajir U Ah U Shaacinaya In Lasoo Afjaray Khilaafkii U Dhexeeyay

Hargeysa(Araweelo News Network) shirgudoonka golaha wakliilada ayaa la filayaa in ay goor dhow si wadajir ah u shaaciyaan in lasoo afjaray khilaafkii u dhexeeyay Gudoomiyaha Cabdiraxmaan Cirro iyo labadiisa  More...