Date archive forAugust, 2013
By info On Saturday, August 31st, 2013
0 Comments

Wararkii Telefishanka Madaxa-banaan ee Bulsho TV halkan ka Daawo

Wararkii Telefishnaka Madaxa-banaan ee Bulsho TV Halkan Ka Daawo  More...

By info On Saturday, August 31st, 2013
0 Comments

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Wasiiro Iyo Wasiiro Ku Xigeeno

Hargeysa(Arraweelo.com) Golaha wakiiladda Somaliland ayaa ansixiyay xubno isugu jira wasiiro iyo wasiiro xigeeno dhowaan Madaxweyne Siilaanyo magcaabay.  Mudanayaasha golaha akiiladda oo yeeshay fadhi uu Shir-gudoominayay More...

By info On Saturday, August 31st, 2013
0 Comments

La Taliyaha Madaxweynaha Ee Dhaqaalaha Oo Tilmaan Kooban Ka Biyay Aqoontii Uu U Lahaa Marxuum Axmed Xaaji Cabdullaahi Rooraaye

La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha. Ganacsiga iyo Maalgashiga Axmed Xasan Carwo waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo si gaar ah Jaaliyadda Somaliland ee Sheffield,UK  More...

By info On Friday, August 30th, 2013
0 Comments

Wararkii Telefishanka Madaxa-banaan ee Bulsho Tv Halkan Ka Daawo

Wararkii Telefishnaka Madaxa-banaan ee Bulsho Tv halkan ka daawo  More...

By info On Friday, August 30th, 2013
0 Comments

Axmed Rooraaye Agaasimhii Hore Ee Dib U Dejinta Oo Ku Geeriyooday Hargeysa

  Hargeysa(Araweelo News Network) Agaasimhii hore ee Wasaaradda Dib u dejinta Somaliland Axmed X. Cabdullaahi (Axmed Rooraaye) ayaa maanta ku geeriyooday Cusbitaalka Guud ee Hargeysa.  More...

By info On Thursday, August 29th, 2013
0 Comments

Doorashooyinka Ururka Al Islaax Ee Hogaanka Guud, Xubno Ka Mid Ah Culimada Somaliland Oo La Magcaabay Iyo Saamaynta Ay Ku Leeyihiin Siyaasada Iyo Dhaqaalaha Somaliland Iyo Soomaaliya

Muqdisho(Araweelo News Network)Ururka Al Islaax oo ka mid ah Ururada diimeed eek a jira geyiga Soomaalidu degto, ayaa kulan maalmihii lasoo dhaafay uga socday Magaalada Muqdisho xarunta Soomaaliya oo  More...

By info On Thursday, August 29th, 2013
0 Comments

Waxaan Is Weydiiyay Magaca Companigu Sito Ee Pontus Marine Fishing, By. Saeed Issa Eleyeh

Waxaan is waydiiyey company gan la Magac baxay Pontus Marine Fishing ee Somaliland laga aasaasay xaga uu magaciisu  kasoo jeedo  More...

By info On Thursday, August 29th, 2013
0 Comments

Gudoomiyaha UCID Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Tilmaamay Hogaamiye Fashilmay Iyo Madaxtooyadda Oo Ka Gubatay Dhaliilaha Faysal

Hargeysa(Araweelo News Network)Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe,ayaa daboolka ka qaaday inay kal-soonida kala noqonayaan  More...

By info On Thursday, August 29th, 2013
0 Comments

Wararkii Telefishnaka Madaxa-banaan ee Bulsho TV halkan Ka daawo

wararkii telefishanka Madaxa-banaan ee Bulsho TV Halkan ka daawo  More...

By info On Thursday, August 29th, 2013
0 Comments

Jamaal Cali Xuseen Musharaxa UCID Oo Magcaabay Masuuliyiin Cusub Iyo Munaasibad Loo Sameeyay Xildhibaano Ku Biiray Xisbiga

Hargeysa(Araweelo News Network)Xisbiga Mucaaridlka ah ee UCID ayaa u magacaabay Muuse Ismaaciil Qardhab inuu noqdo Afhayeenka guud ee  More...