Historic U.S. First Lady’s 1776 message guides Arab sisters
Beirut: In 1776, the First Lady of the United States, Abigail Adams, wrote a letter to her husband John and to Congress, imploring her countrymen not to overlook women’s interests.…
Araweelo News Network (Archive)
Warar Xaqiiq ah iyo Xog Sugan
Beirut: In 1776, the First Lady of the United States, Abigail Adams, wrote a letter to her husband John and to Congress, imploring her countrymen not to overlook women’s interests.…
Hargeysa(ANN)La taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arimaha dhalinyarada Cabdi Najax Siyaad Cabdi ayaa caawa hadal uu ka jeediyay kulan balaadhan oo Saleebaan Xaglo-toosiye la yeeshay ardayda jaamacadaha Somaliland kaga jira Sool…
‘When he won, I celebrated and gave people gifts of khat and meat,’ says Mo’s eldest brother Faisal · David Smith in Gabiley
Hargeysa(ANN)Wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland, isla markaana ah Afhayeenka xukuumadda Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa maanta u kicitimay dalka Koonfurta Suudaan si uu uga qeybgalo kulan caalami ah oo lagu…
Muqdisho(ANN)Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, isla markaana soo dhowayntiisa oo ay ka qaybqaateen boqolaal qof ayaa sababtay inay
Hargeysa(ANN)Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed ayaa ka hadlay wadaado ka mid ah kuwa Masjidada Magaalada Hargeysa oo shalay afurkii ka hordhacay Eedaanka salaadii Maqrib ee lagu…
Hargeysa(ANN)Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee UCID, ayaa canbaareeyay dastuurka Somalia ee dhowaan lagu meel mariyay shirkii Odayaasha dhaqanka ee Muqdisho, kaas oo muran iyo buuq ka taagnaa. Sidaana waxa uu…
(Rawanda 1994, Bosnia 1995 Iyo Suuriya 2012) Qallinkii Xassan Cumar HoorriMaalintii Khamiistii 02/08/2012, Koffi Annan waxaa uu iska casilay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay iyo Jaamicadda Carabta ee dalka…
Sannad iyo sideed iyo toban bilood ka hor mudo laga joogo, Faallo 6-dii February 2011 lagu baahiyay shebekadda Araweelonews ayaa lagu saadaaliyay in damac Madaxweyne ku jiro Yusuf Garaad Cumar…
Hargeysa(ANN)Ergo gaadhay ilaa 70 qof oo uu Hoggaaminayo Guddoomiyihii kooxdii SSC ee dagaalada kula jiray Somaliland dhinaca deegaanka Buuhoodle Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa caawa soo gaadhay magaalada Hargeysa, ka…