Muse Biixi1Hargeysa(Araweelo News Network) Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa ku dhawaaqay gudida qaban-qaabada shirweynaha xisbigaa oo mar hore khilaaf ka dhashay, taas oo sababtay dib u dhac ku yimi xiligii

 

loo qorsheeyay inuu dhaco shirweynaha xisbiga oo ku beegnayd 25 Dec 2013 oo ah maalinta beri ah.
Qoraal saxaafadeed uu ku saxeexanyahay Gudoomiyaha Xisbiga Muuse Biixi Cabdi oo maanta kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha ayaa lagu shaaciyay in gudida qaban-qaabadu doorteen hogaan, isla markaana ay hawshooda bilaabayaan.

Halkan Ka Akhriso Warkaa oo dhamaystiran

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *