madaxweyne SilanyoxafiiskaHadda oo aan kula hadlayo waxaan jooga Boorama, waxa noo soo baxday in aan cuqdad la kala qabin wixii hore u dhacayna ay yihiin wax dadka ka sii dhamaanaya oo dadku in ay walaaloobaan ay

fududahay, haddii waqti la tiriyona waa waqtiyar ayaan leeyahay”sidaa waxa yidhi Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ahaa 45 Oday oo isugu jira saraakiil, Siyaasiyiin iyo Madaxdhaqameed kasoo jeeda Koonfurta Somalia oo todobadkii hore si lama filaan ah u yimi Somaliland.
Weedhahan waxa uu kaga jawaabay Maxamed Xasan Xaad.

Halkan ka akhri Falanqaynta oo dhamaystiran Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *