Hargeysa(Araweelo News Network) Sarkaal ka tirsan Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Dawlada ayaa toogasho lala beegsaday maanta duhurkii xili uu kasoo rawaxay shaqada oo uu gurigiisa oo ku yaal
xaafadda Geed Goble ee Magaalada Hargeysa.
Sida ay shebekadda wararka ee Arraweelo.com u xaqiijiyeen qaar ka mid ah Hawlwadeenada Wasaaradda iyo eheladiisa.
Halkan Ka akhri Warkaa oo dhamaystiran Riix