ang Cali Xoor XoorHargeysa(Araweelo News Network)Shirkaddo  laga leeyahay dalalka Carabta iyo kuwo laga leeyahay Dalalka reer galbeedka ayaa si weyn ugu loolamaya in ay gacanta ku dhigaan Dekedda Istiraatiijiga ah ee Magaalada Berbera.

 

Loolanka Shirkaddaha oo ay ka mid yihiin Shirkadda lagu magacaabo Bollore Africa Logistics oo laga leeyahay dalka Faransiis iyo shirkad kale oo laga leeyahay dalka Imaaraadka carabta oo lagu magcaabo Rasalkhayma ayaa maraya meel xaasaasiya, iyadoo loolanka shirkaddahaas oo doonaya in mid walba gaarkeeda ugu guulaystao gacan ku dhigista Marinka Magaalada dekedda ah ee Berbera, iyagoo adeegsnaya dhaqaalle Malaayiin dollar ah.


warbixin arrintaa la xidhiidha ka akhri halkan Riix

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *