Ohttps://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/u/0/?ui=2&ik=b5a3133d3f&view=att&th=13d8e1abc9f87145&attid=0.1&disp=inline&safe=1&zw&saduie=AG9B_P-gFL7Z89OuvP9PKOmox24P&sadet=1363965890451&sads=5IaSPQVhO848NWrr7SVkQ6DZGRU&sadssc=1odweyne(ANN)Weriye Barwaaqo Aadan Moahamod Oo Ka Hawl Gasha Telefishanka Caaliga Ah Ee Somalichannel Ayaa Kuna Sugan Magaalada Oodweyne Ee Xarunta

 

Gobolka Daadmadheedh Ayaa Ay Hada Ciidamada Booliska Oodweyne Xabsiga U Taxaabeen

Weriye Barwaaqo ayaa  Khadka telefanka ugu sheegtay weriye la xidhiidhay caawa Caweyskii sheegtay in gaadhi ugu yimi guriga ay ka degan tahay magaalada Oodweyne mana cada ilaa haatan sababaha keenay xadhiga saxafiyadan iyo weliba waxa lagu haysto

xadhigan weriye barwaaqo aadan mohamed ayaa ka mid ah hagardaamada ay xukuumada somaliland iyo ciidamada boolisku kula kacayaan saxaafada ka hawlgasha somaliland

Si kastaba ha ahaatee waa markii xusufiyadan ayaa noqonay tii ugu horaysay ee ciidamada booliska magaalada Oodweyne xabsiga u taxaabaan, balse xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa marar kala duwan xabsiga u taxaabay weriyayaal tan iyo markii ay xilka la wareegtay 2010, sidaa awgeed maaha wax ku cusub dhegaha dadeynaha xadhiga suxufiyiintu, balse waxa la rumaysanyahay inay tani qayb ka tahay dedaalada dheeraadka ee lagu xakamaynayo xoriyada saxaafada ee lagu aamusiinayo xoriyatul qawlka.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *