syrian warDimishiq(Araweelo News Network) Tirada Dagaalyahanada Islaamiyiinta ee Isku Qarxiyay dagaalka ka socda dalka Suuriya ee la doonayo in xukunka lagaga tuuro Madaxweyne Bashaar Al-Asad ayaa soo jidatay indhaha caalamka. Kadib

markii la shaaciyay ku dhowaad Toban kun oo dhalinyaro u badan Muhaajiriin ka kala yimi dhawr iyo labaatan dal oo dunida Islaamka ah ay hawlgalo qaraxyo ismiidaamin ah ku waayeen nafahoodii.
Dadka ku jira tirada Liiska ilaa hada la hayo oo ahaa dhlinayaro ka  bar-bar dagaalayay kooxaha dawladaha  Suuriya  iyo Ciraaq ku kacsan ee lagu magcaabo  islaamiyiinta Shaam iyo Jabhadda Al-nusrah oo labaduba ka mid ah kooxaha lala xidhiidhiyo shebekadda Al-Qaida ayaa la arkay tirada Soomaalida isku qarxisay hawlgalo ka dhacay dalkaa in ay aad uga badantahay wadamo badan oo carbeed, ama kuwa kale ee Islaamka ah.

Warbixintaa oo dhamaystiran Halkan Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *