markii la shaaciyay ku dhowaad Toban kun oo dhalinyaro u badan Muhaajiriin ka kala yimi dhawr iyo labaatan dal oo dunida Islaamka ah ay hawlgalo qaraxyo ismiidaamin ah ku waayeen nafahoodii.
Dadka ku jira tirada Liiska ilaa hada la hayo oo ahaa dhlinayaro ka bar-bar dagaalayay kooxaha dawladaha Suuriya iyo Ciraaq ku kacsan ee lagu magcaabo islaamiyiinta Shaam iyo Jabhadda Al-nusrah oo labaduba ka mid ah kooxaha lala xidhiidhiyo shebekadda Al-Qaida ayaa la arkay tirada Soomaalida isku qarxisay hawlgalo ka dhacay dalkaa in ay aad uga badantahay wadamo badan oo carbeed, ama kuwa kale ee Islaamka ah.
Warbixintaa oo dhamaystiran Halkan Riix