gaadhiga1daawoHargeysa(Araweelo News Network) Shirakaddo kuwa Baabuurta iyo Mootooyinka Sameeya ah oo laga leeyahay dalka China ayaa heshiish la galay xukuumadda Somaliland si ay wershedaha soo saara

 

Baabuurta iyo Mootooyinka uga furaan Somaliland.
Munaasibad lagu soo bandhigay Baabuurtii u horaysay ee ay ku sameeyaan Somaliland iyo Mootooyin ayaa maanta lagu soo bandhigay Munaasibad ay ka qaybgaleen Wasiirka Wershedaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur, Masuuliyiinta kale ee wasaaradda iyo madaxda iyo khuburada ka socotay shirkaddaha China.

Wasiirka ayaa sheegay in ay heshiish la galeen shirkaddahaa oo si rasmi ah hawshooda u bilaabaya.
Halkan ka Daawo weedhaha labada dhinac ay ka yidhaahdeen munaasibadaa iyo Baabuurta lagu sameeyay Somaliland iyo Mootooyinka. Riix Halkan

info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *