Hargeysa(Araweelo News Network) Shirakaddo kuwa Baabuurta iyo Mootooyinka Sameeya ah oo laga leeyahay dalka China ayaa heshiish la galay xukuumadda Somaliland si ay wershedaha soo saara
Baabuurta iyo Mootooyinka uga furaan Somaliland.
Munaasibad lagu soo bandhigay Baabuurtii u horaysay ee ay ku sameeyaan Somaliland iyo Mootooyin ayaa maanta lagu soo bandhigay Munaasibad ay ka qaybgaleen Wasiirka Wershedaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur, Masuuliyiinta kale ee wasaaradda iyo madaxda iyo khuburada ka socotay shirkaddaha China.
Wasiirka ayaa sheegay in ay heshiish la galeen shirkaddahaa oo si rasmi ah hawshooda u bilaabaya.
Halkan ka Daawo weedhaha labada dhinac ay ka yidhaahdeen munaasibadaa iyo Baabuurta lagu sameeyay Somaliland iyo Mootooyinka. Riix Halkan
info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com