Hargeysa(Araweelo News NetworK) Saraak  ka tirsan Dawlada Federaalka ee Somalia, ayaa lagu weeraray badhtamaha Magaalada Muqdisho. Kadib markii

rag hubaysan ay weerareen badhtamaha wadada Wadajir saaka barqadii.
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Cali Maxamed  Ibaarin (Cali Madoobe) oo ahaa Agaasimhii Hay’adda Duulista Hawada ee Somalia, ayaa la sheegay inuu dhaawac halis ah soo gaadhay, waxaana ku dhintay weerarkaa laba ka mid ahaa ilaaladiisa, kuwaas oo la socday gaadhigiisa xili ay marayeen Degamada Wadajir.

Al-shabaab ayaa sheegatay weerarkaa, waxayna ku tilmaameen mid bartilmaameed u ahaa Sarkaalka dhaawacmay ee Agaasimaha Hay’adda Duulista ee dawlada Somalia oo ku dhaawacmay weerarka.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *