Maxkamad Xukunno Kala Duwan ku Ridday Suxufiyiin loo Haysto Kiisas Kufsi ah Iyo Haweenay Dhibane AhaydSida ay muujinayaan qoraalada iyo Dukumentiyada oo soo taxnaa Xukuumaddii Daahir Rayaale iyo Golihii sharci dejinta ee waqtigaa ilaa xiliggan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo aan waxaba ka bedelin

maamulxumada iyo kala danbayn la’aanta nidaamka dawladnimo ee maamulka Dekedda berbera iyo qaabka Maareeyaha Dekedu malaayiin dollar oo dhaqaale ah oo kasoo geli lahaa xafiiska dawlada u meelaysto.

Marka hore waxaynu warbixntan sharaxaad kooban kaga bixinaynaa ujeedda xafiiskaa iyo ahmiyadda uu qaranka u leeyahay.

Xafiiskaa ayaa sida ka muuqata dhamaan gaadiidka Badda oo dhan kaantaroolaya, iyadoo gaadiid kasta oo soo gala dekeda  oo shixnad sida uu la imanayo Manifest, taas oo suurta gelinay in gaadiidka lagu sameeyo hubin badeecada uu sido nooca ay tahay, inta Tan ee uu yahay, inta uu qaadayo iyo sidoo kale wuxuu cadaynayaa, isla markaana hubinayaa qiimaynta Badeecada iyo haddii ay waxyeelo yimaado sida alaabta jajabta, gubashada maraakiibta, ama doonayaha oo marar badan oo muwaadiniin gaadiid u rarnaa ku gubtay dekedda muran ka dhashay, iyadoo Maamulka dekeda Berbera awoodi waayay in uu meel u jiheeyo, taas oo keenta in muwaadiniinta dulmi kasoo gaadho, ama dhinaca kale ay muujiso aamin daro dhinaca dekedda ah oo saamayn ku yeelata gaadid iman lahaa Dekedda, maadaama aanu jrin

Halkan Riix sii akhri warbixintaa

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *