maamulxumada iyo kala danbayn la’aanta nidaamka dawladnimo ee maamulka Dekedda berbera iyo qaabka Maareeyaha Dekedu malaayiin dollar oo dhaqaale ah oo kasoo geli lahaa xafiiska dawlada u meelaysto.
Marka hore waxaynu warbixntan sharaxaad kooban kaga bixinaynaa ujeedda xafiiskaa iyo ahmiyadda uu qaranka u leeyahay.
Xafiiskaa ayaa sida ka muuqata dhamaan gaadiidka Badda oo dhan kaantaroolaya, iyadoo gaadiid kasta oo soo gala dekeda oo shixnad sida uu la imanayo Manifest, taas oo suurta gelinay in gaadiidka lagu sameeyo hubin badeecada uu sido nooca ay tahay, inta Tan ee uu yahay, inta uu qaadayo iyo sidoo kale wuxuu cadaynayaa, isla markaana hubinayaa qiimaynta Badeecada iyo haddii ay waxyeelo yimaado sida alaabta jajabta, gubashada maraakiibta, ama doonayaha oo marar badan oo muwaadiniin gaadiid u rarnaa ku gubtay dekedda muran ka dhashay, iyadoo Maamulka dekeda Berbera awoodi waayay in uu meel u jiheeyo, taas oo keenta in muwaadiniinta dulmi kasoo gaadho, ama dhinaca kale ay muujiso aamin daro dhinaca dekedda ah oo saamayn ku yeelata gaadid iman lahaa Dekedda, maadaama aanu jrin
Halkan Riix sii akhri warbixintaa