-
Published On: Wed, Sep 11th, 2013

Qiso Ka Yaabisay Rayalcaamka Bulshada Gaadh 11 Jir Ah Oo Ku Hanjabtay Inay Is Dilayso Markii Ehelkeedu Diiday Guur Ay Dalbatay

Smiley face
Share This
Tags

Harad(Araweelo News Network) Gabadh yar oo dadeedu tahay 11 jir, isla markaana u dhalatay dalka Yaman ayaa ku hanjabtay in ay kala dooranay in qoyskeedu aqbalaan guurkeeda, ama ay nafteeda haligay, waxayna

ka sheekaysay sida ay go’aanka guurka ay doonay ugu adagtahay iyo qisooyin kale oo ay tusaale usoo qaadatay eedadeed oo aan waxba ka weynayn dadeeda oo gaas isku ololisay markii la hor istaagay guurkeeda.

gabdha yar oo si layaab leh u doodaysa, waxay sheegtay inay ka baxsatay qoyskooda oo ay u carartay dhinaca magaalada Woqooyiga Yaman ee xadka Sucuudiga u dhow ee Xarad. kadib markii sida ay sheegtay qoyskeedu cadaadis ku saareen inay iska deyso xiligan guurka, maadaama ay caruur tahay.

Qisada gabdhaa yar oo Video muuqaal ah halkan ka daawo riix.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>