araweelonewsHargeysa(Araweelo News network)Qarax loo malaynayo inuu yahay qaraxyadii Salmiga ahaa ee Shaanidda oo labadii habeen ee lasoo dhaafay ka dhacday meelo kala duwan oo ka mid ah magaalada Haregeysa, balse

 

xalay aan la maqal sanqadhooda kadib markii ciidamada amaanku sheegeen in gacanta lagu dhigay dadkii qaraxyadaa fuliyay.
Qaraxan oo galabta wax yar ka hor maqribkii ka dhacay meel u dhow dhismaha Maktabada Masaarida ee dhinaca Bari ka xigga Madaxtooyadda Somaliland ayaan ilaa hadda la ogayn inuu khasaare dhaliyay iyo in kale, balse warar hordhac ah ayaa sheegayaa in ay jiraan dad ku dhaawacmay.
Ciidamadda amaanka ayaa baadhitaan ka bilaabay goobta waxaana wararka hordhaca ah sheegayaan in loo qabtay hal qof. Sidoo kale gaadiidka ayaa lagu bilaabay wadooyinka magaaladda, iyadoo gaadiidka baadhitaan dheeraad ah lagu samaynayo.
Wixii warar kasoo kordha kala soco halkan

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *