Muuqaalka Suxufiyiinta1Hargeysa(Araweelo News Network) Qaar ka mid ah Bahda Warbaahinta Madaxa banaan ee Somaliland ee ka hawl-gala Hargeysa ayaa maanta shucuurtooda ku muujiyay dhibaatooyinka

 

Somaliland ay kala kulmaan warbaahintu.

Suxufiyiinta iyo hawlwadeenada saxaafada oo Afka ku xidhtay maro cad gacmahana iska xidhay ayaa iyagoo shucuurtooda ku muujinaya dareenkooda kusoo beegay xuska Maalinta xuquuqda Aadamaha oo dunida laga xuso 10 De, 2013, taas oo ku beegnayd maanta, waxayna hawlwadeenada saxaafada oo isugu yimi sameeyeen aamusnaan  5 daqiiqo ah oo aamusnaana oo ay ku muujinayeen dareenkooda iyo shucuurtooda iyo siday uga xun yihiin xadhiga iyo dhibaatooyinka kale ee ay ka tirsanayaan xukuumadda Somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Siilanyo.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *