daawo1Hargeysa(Arraweelo News Network) Madaxweyne Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Seylici ayaa ka hadlay munaasibad lagu xusyay maalinta xuquuqda aadamaha oo dunida laga xuso

 

maanta oo kale 10 Dec 2013, wuxuna jawaab ka bixiyay dhaleecaynta xukuumadda ee arrimaha gaboodfalka xuquuqda Aadaamaha.

Geesta kale xisbiga Munaaradka ee UCID ayaa isu soo bax lagu canbaaraynayo xukuumadda sameeyay maanta, taas oo ay ku beegeen xuskamunaasibada maalinta xuquuqda Aadamaha, waxaana ka hadlay barxada xafiiska Musharaxa jagada Madaxweynaha Jamaal Cali Xuseen iyo xubno kale.

Halkan ka Daawo Xuska Munaasibada ee Madaxweyne Xigeenka Somaliland ka hadlay iyo mudaharaadka UCID ku qaabileen munaasibadaa Riix Halkan.

info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *