Musharaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Weedho Qadaf Iyo Xaqiraad Ah Warbaahinta U Mariyay Bulshada TogdheerHargeysa(Araweelo News Network) Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa warbaahinta u mariyay Bulshada Gobolka Togdheer weedho qadaf iyo xaqiraad xanbaarsan, kuwaasoo

ku tilmaamayo in aanay Bulshada gobolka Togdheer ahayn kuwo wax soo saar leh, balse waxa keliya ee ay soo saaraan oo keliya dadkii cunilahaa waxa ay bulshada gobolada kale soo saaraan iyo tacabkooda.

Jamaal Cali Xuseen oo weedhahaa ka jeediyay kuln shalay kooxda siyaasiyiinta la baxay Madasha wadatashigu casuumad ugu sameeyeen Huteelka Xaraf ee Magaalada Hargeysa koox Salaadiin ah, taas oo ay ka qaybgaleen xubnaha la baxay Madasha wadatashiga iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe.

Musharaxa UCID oo weedhahaa kooban ka jeediyay madasha waxa uu soo qaatay sheeko uu sheegay in xiligii dawladii Siyaad Barre ay dhacday mar dadkii gobolada oo dhan laysu keenay oo la weydiiyay gobol walba waxa uu soo saaro iyo doorkiisa uu ku leeyahay qaranka.

Halkan Ka Akhri Weedhaha Musharax jamaal Cali Xuseen

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *