Hargeysa(Arraweelo News Network) Musharaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo warbaahinta Madaxa-banaan ayaa loo diiday saaka inay galaan Madaarka Hargeysa xili uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid
Faysal Cali Waraabe kasoo degayay garoonka diyaaradaha ee Egal International.
Warkaa goor dhow kala soco shebekaddaha Arraweelo.com iyo Araweelonews.com
arraweelo.com@gmail.com