Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Ku Gacansaydhay  Qodobo La Doonayay In Xal Loogu Khilaafka Xisbiga Ka Hor Inta Aan La Gaadhin ShirweynahaHargeysa(Araweelo News Network) Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa cadeeyay in ay aqbaleen gebi ahaanba soo jeedin la doonayay in xal loogu helo khilaafka ka dhex aloosan xisbiga Kulmiye ee Muxaafidka, taas oo ahayd qodobo lagu

 

 

soo bandhigay kulan hogaanka xisbiga iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda laba habeen ka hor soo jeediyeen. Kadib kulan gudoomiyaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan isugu keenay labada dhinac gurigiisa.

Xoghayaha Xisbiga Xasan Siciid Yuusuf oo qayb ka ahaa wefdi gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi maanta u raacay safar uu ku tegey dalka Ethiopia oo uu kaga qaybgelayo munaasibad la doonayo in lagu mideeyo labada xisbul xaakin ee Kulmiye iyo EPRDF ee dalka Ethiopia ayaa safxaafada la hadlay ka hor intii aanay ka dhoofin Madaarka Hargeysa galabta casarkii. Halkan Riix Warkaa oo dhamaystiran

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *