Muj Xasan Ciise1Hargeysa(Araweelo News Network) Muj. Xasan Ciise Jaamac oo ahaa gudoomiyaha Ururkii hadhay ee Xaqsoor, isla markaana ka mid ahaa hogaamiyayaashii Ururkii SNM, waqtigana ka mid ah

 

Siyaasiyiinta ku dhawaaqay Madasha Wada-tashiga ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday Xildhibaan Qabile oo ka tirsan Golaha wakiiladda Somaliland, kaas oo habeen hore sheegay in rasaas lala beegsaday iyo sidoo kale gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo sheegay in Mdaxtooyadda Somaliland u hanjabtay.

Warka Muj. Xasan Ciise uu kaga hadlayo dhacdooyinkaa halkan ka riix si aad u daawato iyadoo Muuqaal ah

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *