Burco(Araweelo News Network)Mudaharaad ayaa ka dhacay Magaalada Burco. kadib markii dadweyne ka cadhaysan rabshad ka taagan meel miyi ah oo ka baxsan Magaalada madaxda Gobolka Togdheer.
Halkan ka Daawo Mudaharaadkaa iyo Maamulka Gobolka oo ka halday Telefishanka BulshoTv.