kulmiyeflagHargeysa(Araweelo News Network)Gudoomiyaha Gudida qaban qaabada shirweynaha xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa maanta shir jara’id oo ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiga kulmiye sheegay in

 

shairweyna xisbiga la qaban doono 28 Bisha oo haatan muddo Sadex Cisho ahi ka hadhsan yihiin.

Gudoomiye Abu Bakar Xaamud Jibriil ayaa sidoo kale ka gaabsaday musharaxiinta dhabta ah ee xisbiga kulmiye hase yeeshee waxa uu sheegay in la wada sugayo siduu xaal noqdo.
Halakan Ka Daawo munaasibada gudida qabanqaabada shirweynaha Kulmiye kaga dhawaaqeen mudada Riix.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *