breaking News arraweelo,comBurco(Araweelo News Network) Gaadhi nooca yar yare e loo yaqaan Garandaha  ayaa caawa Miino kula kacday xarunta gobolka Togdheer ee Burco, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo

 

dhaawac soo gaadhay dadkii saarnaa.

Badhasaabka Gobolka Togdheer Axmed Xaaji Cabdullaahi Xamarji oo shebekaddaha wararka ee Arraweelo.com iyo Araweelonews la xidhiidheen caawa saqdii dhexe, ayaa xaqiijiyay in gaadhigaa oo ay saarnaayeen dumar ka yimi aroos miinadu kula qaraxday Xaafada Hodon Qaylo ee magaalada Burco.

halkan ka akhriso warkaa oo dhamaystiran

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *