Burco(Araweelo News Network) Gaadhi nooca yar yare e loo yaqaan Garandaha ayaa caawa Miino kula kacday xarunta gobolka Togdheer ee Burco, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo
dhaawac soo gaadhay dadkii saarnaa.
Badhasaabka Gobolka Togdheer Axmed Xaaji Cabdullaahi Xamarji oo shebekaddaha wararka ee Arraweelo.com iyo Araweelonews la xidhiidheen caawa saqdii dhexe, ayaa xaqiijiyay in gaadhigaa oo ay saarnaayeen dumar ka yimi aroos miinadu kula qaraxday Xaafada Hodon Qaylo ee magaalada Burco.
halkan ka akhriso warkaa oo dhamaystiran