Cirro1Hargeysa(Araweelo News Network) Maxakamadda Sare ee Somaliland ayaa ku wargelisay golaha wakiiladda in la hakiyo isku shaandhaynta gudiyada ee muranka ka dhex dhalisay shirgudoonka golahaa.

Gudoomiyaha Golaha wakiiladda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo saaka ka hadlay saaka fadhiga golaha ayaa mudanayaasha ku wargeilyay in ay heleen qoraal Maxkamadda sare ka socda oo lagu farayo golaha in la hakiyo isku shaandhaynta gudiyada.

Hase yeeshee Gudoomiye Cirro waxa uu sheegay in dhismaha qaranka eek a kooban sadexda waakood sida uu dhigayo dastuurku ay kala madaxbanaan yihiin oo aanay waaxina waaxda kale wax faragelin ah ku samayn Karin, Saddexda Waaxood ee Dawlada ee kala ah Fulinta, Xeer dajinta iyo Cadaaladu way kala madaxbanaanyihiin ayuu yidhi, taas oo u muuqatay in aanu aqbalayn qoraalka amarka ah ee Maxakamadda sare, balse waxa uu sheegay in go’aan goluhu arrintaa jawaab rasmi ah ka bixin doono.
magacyada gudiyada1
Golaha ayaa fadhigiisa si caadi ah u qabsoomay, waxaana si rasmi ah loo baahiyay  magacyada gudiyada iyo gudoomiyayaasha gudiyadaa. Ka daalaco liiskan.

magacyada gudiyada2

arraweelo.com@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *