Hargeysa(ANN)Maxkamadda Ciidamadda Qaranka Somaliland, ayaa xukuno kala duwan ku riday koox hubaysan oo lagu eedeeyay inay shalay weerareen xerada Wershedii Kabista ee Koonfur bari ee Magaalada hargeysa oo ay ku sugnaayeen ciidanka qaranku, halkaas oo dagaal ku dhexmaray

 

ciidanka, balse ugu danbayntii gacanta lagu dhigay kooxdaa iyo hubkii ay siteen oo warbaahinta loo soo bandhigay.
Sida ay saraakiil ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland u xaqiijiyeen Araweelonews, waxa kooxdaa oo ka koobnayd 28 Maxbuus oo sagaal ka mid ah ahaayeen dhaawac  Maxkamadda  Ciidanka milateriga ee   Darajadeeda koowaad u fadhiisatay  saaka dacwadooda,  kuwaas oo markii ay dhegaysatay eedaha loo jeediyay kasoo saartay go’aan xukumo kala duwan, iyadoo 17 ka mid ah lagu xukumay dil toogasho ah, 5 kalena ku xukuntay xabsi daa’in, 3 kale oo ka m id ahaa kooxdaa ayaa Maxakamaddu rumaan garaysay in xabsiga lagu sii hayo, halka ay Maxkamaddu go’aankeeda ku sheegtay in 3 ka mid ahaa kooxdaa la  sii daayo. Kadib markii ay waxba ku cadaan waayeen.

Araweelonews Mobile
Somaliland Office   
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com
shalcaw2@hotmail.com

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *