markabka gubtayBerbera(Araweelo News Network) Markab kuwa xamuulka qaada ah oo laga lahaa dalka Syria ayaa ku shuf belay dekedda magaalada Berbera. Kadib markii

 

dab qabsaday xili la doonayay in la saaro shixnad Xoolo ah.

Markabkaa  oo hore loo sii saaray Cawska loogu tala galay in Xoolaha la siiyo, waxa loo malaynayaa in cawska la saaray sabab u ahaa dabka oo saaka waabeerigii ka kacay markabka, balse Markabka ayaa wax gurmad ah ka waayay Maamulka dekedda Berbera, wuxuuna dabka qabsaday  gebi ahaanba isaga gudbay gudaha hoose ee khananka iyo dusha, isagoo sidaa ku shuf beelay.

Maaha markii u horaysay ee sidan oo kale dab ku qabsado dekeda magaalada Berbera gaadiidka marsada taagan, balse marar hore ayaa sidan oo kale gaadiid isugu jira Maraakiib iyo Doonyo dab ku qabsaday dekeda, kuwaas oo intooda badan lagu guulaysan jiray in la baqtiiyo.

info@araweelonews.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *