“Madaxweyne  Siilaanyo Waxa  Haleelay  Gabow Sababay In Awooddii Xukuumaddu U Gacan Gasho Gacanyarihiisa Is-bahaysiga La Leh  Al-Jihaad” Mr. Gregory R. Copley

Washington (Arraweelo.com)  Khabiir  ku xeel dheer arrimaha  maamulka Amniga iyo sirdoonka heer Qaran  oo lagu magacaabo Gregory R. Copley oo u dhashay wadanka Maraykanka, isla markaana qoray in kabadan 30 buug,  ayaa warbixin dheer ka qoray colaaddaha ka dhex ooggan

 

dalalka Masar iyo Itoobiya ee ka dhashay dhaamamka cusub ee Itoobiya.
Mr. Gregory R. Copley oo la soo shaqeeyey in ka badan  Afartan Xukuumadood oo ku kala yaal Afrika, Bariga Dhex, Laatiin Ameerika, Yurub iyo Aaasiya dhinaceeda Baasifiga, isla markaana dhinaca amaanka iyo arrimaha istiraatiiga kala taliya dalka xukuumadda Washibton,  ayaa warbixintiisa ku sheegay in durba Masar Bilowday Dagaal Dadban oo ka dhan ah, warbixntaa oo dhamaystiran ka akhri halkan RIIX

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *