Washington (Arraweelo.com) Khabiir ku xeel dheer arrimaha maamulka Amniga iyo sirdoonka heer Qaran oo lagu magacaabo Gregory R. Copley oo u dhashay wadanka Maraykanka, isla markaana qoray in kabadan 30 buug, ayaa warbixin dheer ka qoray colaaddaha ka dhex ooggan
dalalka Masar iyo Itoobiya ee ka dhashay dhaamamka cusub ee Itoobiya.
Mr. Gregory R. Copley oo la soo shaqeeyey in ka badan Afartan Xukuumadood oo ku kala yaal Afrika, Bariga Dhex, Laatiin Ameerika, Yurub iyo Aaasiya dhinaceeda Baasifiga, isla markaana dhinaca amaanka iyo arrimaha istiraatiiga kala taliya dalka xukuumadda Washibton, ayaa warbixintiisa ku sheegay in durba Masar Bilowday Dagaal Dadban oo ka dhan ah, warbixntaa oo dhamaystiran ka akhri halkan RIIX