Madaxweyne Siilaanyo Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Photo Araweelo News

Hargeysa(Araweelo News Network)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta xubnaha golaha Wasiiradiisa ku amray in ay la shaqeeyaan

Guddoomiyaha Xisbiga Muuse Buiixi Cabdi oo markii u horaysay ka qaybgalay shirka Golaha Wasiirka tan iyo markii xisbiga Kulmiye ku guulaystay Dioorashada Madaxtooyadda Somaliland 26 Jun 2014.


Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay furutaankii shirka golaha wasiiradda ee maanta 7 August 2014, ayaa u sheegay xubnaha golaha Wasiiradda in uu dhamaaday khilaafkii xibisbiga Kulmiye ee u dhexeeyay  isaga iyo Gudoomiye Muuse Biixi iyo Gudoomiye ku xigeenkiisa, isla markaana loo baahanyahay in arrimihii xisbiga loo daba istaago Gudoomiyaha iyo hogaanka xisbiga oo sidaa ula socdaan xubnaha golaha wasiiradda iyo masuuliyiinta kale ee Xukuumadda.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *