safarka1Hargeysa(Araweelo News Network)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta dalka ka dhoofay isaga oo u sii jeeda Dalka France,halkaas oo uu

 

\madaxweynuhu u tegaayo hawlo shaqo oo uu la yeelan doono masuuliyiinta dalka France oo uu sheegay in uu martiqaad rasmi ah ka helay.
Madaxweyne Siilaanyo waxa kale oo uu sheegay in uu uga sii gudbi doono dalka Britain, wuxuuna xusay in hawlo shaqo iyo kuwo caafimaadba u tegeyo, isagoo ka faa’idaysanaya fasaxiisa sanadlaha ah. 
Madaxweyne Siilaanyo ka hor intii aanu ka dhoofin madaarka waxa uu ka hadlay ujeedada safarkiisa oo suxufiyuuntu su’aalo ka weydiiyeen.
Halkan ka dhegeyso Codka Madaxweynaha iyo su’aalihii la waydiiyeyba Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *