-
Published On: Sun, Sep 19th, 2010

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo Booqday Biriishka Labaad Ee Hargeysa

Smiley face
Share This
Tags

Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kormeer kedis ah maanta ku tegey biriishla labaad ee magaalada Hargeysa oo ay ka socoto halwl lagu qabaya tirayo. Madaxweynuhu wuxuu warbixin hawsha  Biriishka ku saabsan ka dhegeystay wasiirka hawlaha Guud Dr. Axmed Xuseen caydiid, Madaxa Ha’yada wadooyinka Somaliland C/waaxid  iyo Sheekh Xasan Cabdi Salaan oo ka mid ah gudida loo xilsaaray hawshaa. Halkan RIIX SI AAd U Daawato Video-ga

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>