Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kormeer kedis ah maanta ku tegey biriishla labaad ee magaalada Hargeysa oo ay ka socoto halwl lagu qabaya tirayo. Madaxweynuhu wuxuu warbixin hawsha Biriishka ku saabsan ka dhegeystay wasiirka hawlaha Guud Dr. Axmed Xuseen caydiid, Madaxa Ha’yada wadooyinka Somaliland C/waaxid iyo Sheekh Xasan Cabdi Salaan oo ka mid ah gudida loo xilsaaray hawshaa. Halkan RIIX SI AAd U Daawato Video-ga