Hargeysa(Araweelo News Network)Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo ahaa gudoomiyihii Shirweynaha Xisbiga Kulmiye ayaa shaaciyay liiska Golaha dhexe ee
xisbigaa iyo magacyada iyo tirada gudida fulinta.
Wasiir Cadami oo galabta saxaafada kula hadlay Huteelka Maansoor ee Magalaada Hargeysa ayaa ka dhawaajiyay in lasoo gebagebeeyay hawshaa oo mudooyinkan loo dhegtaagayay, wuxuuna saaxaafada usoo bandhigay tirada iyo magacyada golaha dhexe iyo gudida fulinta, kuwaas oo loo shaxeeyay sidan:-
Halkan Ka akhri magacyada oo dhamaystiran iyo sida loo shaxeeyay. Riix