qaraxa askarta yaman

Sanca(Araweelo News Network)Qarax lala beegsaday ciidmada cirka ee dalka Yaman ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah. Kadib markii

 

subaxnimadii maanta Baskaa oo ay saarnaayeen Ciidamada Cirka ee dalka Yaman iyo shaqaale ka hawlgala xarunta Ciidamada Cirka ee Sanca lala beegsaday Bam, kaas oo sababay ugu yaraan dhimashada Lix  askari iyo 27 dhaawac ah.

Sarkaal u hadlay Ciidamada Cirka ee dalka Yaman ayaa xaqiijiyay dhimashada Lix ka mid ah Askarta iyo tirade 27 dhaawac ah, kuwaas oo loo qaaday cusbitaalka.

Dad goobta ka dhawaa ayaa warbaahinta u sheegay Hilibka askarta laga ururiyay wada laamiga ah ee tagta madaarka oo ahayd halka qaraxu ka dhacay, ma jirto cid sheegatay, balse waxa falkaa lala xidhiidhiyay kooxaha Al-qaidada dalka yaman ee Ansaar Ul shareeca, kuwaas oo dagaal kula jira xukuumadda Yaman, isla markaana hawlgalo qaraxyo iyo weeraro ka fuliya dalka Yaman.

info@araweelonews.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *