Eng faysal Ali WaraabeHargeysa(Araweelo News Network) Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si weyn ugu canbaareeyay Siyaasiyiinta Sool falalka dagaalka ah ee ay ka wadaan gobolka Sool, sidoo kale

 

wuxuu xukuumadda Somaliland ku dhaliilay in aanay u gurman dadkeedii oo la laynayo.

Gudoomiye Faysal oo maanta la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta, waxa kale oo uu ka hadlay tacadiyo uu sheegay in lagu hayo Saxaafadda Madaxa-banaan ee Somaliland, isagoo tusaale usoo qaatay mid ka mid ah raggii loo haystay weerarkii lagu qaaday Wargeyska Hubaal  oo la sheegayo in xabsiga laga sii daayay, iyadoo aan maxkamaddi sii deyn.


Halkan Ka Daawo Gudoomiyaha UCID oo arrimahaa iyo kuwo kale ka hadlaya Riix.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *