al-shabab2Muqdisho(Araweelo News Network)Guddoomiyaha maamulka Degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir Muxiyadiin Xasan Jurus ayaa ku dhaliilay Ciidamada Dawlada Somalia in ay waxba ka qabanwaayeen

amaanka, wuxuuna beeniyay warar sheegaya in degmada Yaaqshiid ay joogaan Kooxda argagaxisada ee Al Shabaab.

Muxudiin Xasan Jurus waxa uu sheegay  in ay degamadiisa ka sameeyeen horumar, isagoo sheegay in degmada ay ka socdaan dhismayaal, wadooyin, hagaajinta Bilicda,  ganacsi iyo  iyo dib u dhis  xoog leh oo ka qeyb qaadanaya bilicda degmada, wuxuuna amaanay ciidamada ilaalada wadooyinka ee Taraafikada oo uu ku tilmaamay kuwo hawshooda gudnaya.
Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxay ka mid tahay meelaha ay inta badan ka dhacaan hawlgalada qorshaysan ee lagu khaarajiyo dadka, kuwaas oo lala xidhiidhiyo kooxaha Al-shabaab.
info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *