amaanka, wuxuuna beeniyay warar sheegaya in degmada Yaaqshiid ay joogaan Kooxda argagaxisada ee Al Shabaab.
Muxudiin Xasan Jurus waxa uu sheegay in ay degamadiisa ka sameeyeen horumar, isagoo sheegay in degmada ay ka socdaan dhismayaal, wadooyin, hagaajinta Bilicda, ganacsi iyo iyo dib u dhis xoog leh oo ka qeyb qaadanaya bilicda degmada, wuxuuna amaanay ciidamada ilaalada wadooyinka ee Taraafikada oo uu ku tilmaamay kuwo hawshooda gudnaya.
Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxay ka mid tahay meelaha ay inta badan ka dhacaan hawlgalada qorshaysan ee lagu khaarajiyo dadka, kuwaas oo lala xidhiidhiyo kooxaha Al-shabaab.
info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com